• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Waxaa maanta Aas Qaran loogu sameeyay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka prf. Jawaari
Warka

Waxaa maanta Aas Qaran loogu sameeyay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka prf. Jawaari

Qaran24By Qaran2429 June 2024Updated:29 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Jawaari
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Muqdisho: Waxaa maanta Aas Qaran loogu sameeyay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo shalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Madaxda ugu saraysa Soomaaliya oo ugu horeeyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, RW Xamse Cabdi Barre , Guddoomiye Aadan Madoobe iyo qaar kamid ah Eheladiisa ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee loo sameeyay Guddoomiye hore Jawaari oo lagu tilmaamay Nin Dowladeed oo ka baxay Qaranka Soomaaliyeed.

 

 

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.