• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa Waxaa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka JFS
Warka

Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa Waxaa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka JFS

Qaran24By Qaran246 July 2024Updated:6 July 20241 Comment1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa Waxaa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka JFS.

Maanta oo Sabti ahi waxaa xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal.
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furaya kalfadhigga, isagoo ka jeedi doona khudbad la wada sugayo.
Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in kulanka maanta uu ka jeediyo khudbad xasaasi ah, wuxuu mar kale si adag uga hadli doonaa damaca Itoobiya uga jira badda Soomaaliya iyo arrimo kale oo masiiri ah, sida dastuurka.
Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

1 Comment

  1. Pingback: Khudbadda Madaxweynaha Ee Furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS

Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.