• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Maxaa ka jira in Xildhibaan Faarax Macalin laga Saaray Xisbigii uu ka tirsanaa.
Warka

Maxaa ka jira in Xildhibaan Faarax Macalin laga Saaray Xisbigii uu ka tirsanaa.

Qaran24By Qaran2410 July 2024Updated:10 July 2024No Comments2 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Xildhibaan Faarax Macalin oo laga Saaray Xisbigii uu ka tirsanaa.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Xildhibaan Faarax Macalin oo laga Saaray Xisbigii uu ka tirsanaa.Xildhibaan Faarax Macalin oo laga Saaray Xisbigii uu ka tirsanaa.

Guddiga Fulinta Qaranka ee Xisbiga Wiper Party (NEC) ee dalka kenya, ayaa hadda qalinka ku duugay in Xildhibaanka laga soo doorto Dhadhaab ee Faarax Macallin laga eryo garabka siyaasadda ee mucaaradka sababo la xidhiidha hadallo deelqaaf ah oo uu dhawaan ka sheegay dibad-baxayaal Kenyan ah oo dhallinyaro ahaa,muuqaalka hadalka faarax macalin oo soo shaac baxay dhawaan ayaa cadho ka abuuray internetka.

Faarax Macallin mar uu la hadlayay dad Soomaali ah, xaflad ka dhacay magaalada Nairobi, wuxuu sheegay in haddii uu ahaan lahaa Madaxweynaha Kenya, uu “ gowraci lahaa 5,000 oo mudaaharaadayaasha dhalinyarada ah ee Gen Z ” hadalkaasi ayaa ku beegmay xilli dhawaan ay socdeen mudaaharaadyadii ka dhanka ahaa sharciga maaliyadda ee dalkaasi kenya.

dhalinyarada kenyaanka ah ee Mudaaharaadka waday ayaa aad uga cadhoodhay hadalka Faarax macalin uu jeediyay.

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Wiper-ka kolonso Misyoka, ayaa ogolaaday in xisbiga laga caydhiyo faarax macalin oo uu ku eedeeyay in uu ku guuldarraystay in ku dhaqmo qiyamka xisbiga isla markaana aanuu ku matalin hadalka xun ee uu bulshada kenya u jeediyay.

sidoo kale faarax macalin waxaa u yeedhay gudiga qaabilsan ilaalinta wadajirka umadda iyo ka hortaggga hadalka xanafta abuuraya, kuwaasi oo waydiin doona faarax macalin hadalka bulshada kenya ka cadhootay ee uu fagaaraha ka sheegay.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.