• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Somaliland » Xildhibaan ka tirsan BFS oo Dowladda Jabuuti karaali galiyay Hadalkii Muuse biixi
Somaliland

Xildhibaan ka tirsan BFS oo Dowladda Jabuuti karaali galiyay Hadalkii Muuse biixi

Qaran24By Qaran2429 June 2024Updated:29 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Waan ka raalligelinayaa dawladda iyo shacabka Jabuuti hadalka ka soo yeedhay Muuse Biixi ee hanjabaadda ah. Jabuuti wax badan ayey tartay dalka Soomaaliya, gaar ahaan gobolada waqooyi 30-kii sano ee u dambeeyey. Ma filayn in Muuse uu sidan ugu abaal dhici doono Jabuuti.

Muuse Biixi waxa uu sidoo kale u muuqdaa in uu u tafaxaydanayo colaad ka dhacda gobolka Awdal, laakiin waxaan u sheegayaa in la is ka difaaci doono gardarradiisa oo aanay reer Awdal aqbalayn in dhulkooda lagu wareejiyo dal shisheeye oo cadaw ah. Oday Muuse kuma cibro qaadan wixii uu ka sameeyey Laascaanood, iyo guuldarradii ka raacday oo waa kaa Weli u oomman dhiig Soomaaliyeed.

Muuse bixii ayaa yiri ” Waxaan arkayay jabhado Jabuuti dhexdeeda ka soo dhex hanjabaya oo leh Awdal baanu xoraynaya, haday Jabuuti sidaa la noqotay, waxay noqoto ayaynu sugaynayaa” Madaxwayne Muuse Biixi.

WQ: Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Somaliland oo Wajahaysa Xiisado Siyaasadeed, Dhaqaale iyo Amni

26 July 2026

Backlash Grows in Northern Somalia After Netanyahu Government Recognizes Extremist Factions

3 January 2026

The Shockwaves of a Hypothetical Deal-Somaliland Accepted to Receive 2,200 Palestinian Israeli Intelligence Informers

20 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.