• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia News, Politics, Security, and Horn of Africa
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia News, Politics, Security, and Horn of Africa
qaran24.com » Warka » Xogtii ugu dambeysay Ciidamadii Ethiopia ee soo gaaray Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan
Warka

Xogtii ugu dambeysay Ciidamadii Ethiopia ee soo gaaray Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir21 June 2024Updated:21 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Xogtii ugu dambeysay Ciidamadii Ethiopia ee soo gaaray Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Ciidamo Itoobiyaan ah oo tiradooda lagu Qiyaasay Kun iyo Dhowr watayna Dabaabaadka Dagaalka ayaa dhinaca feer feer ee Gobolka Hiiraan ka Soo galay Magaalada.

Taliska Boolicka Degmada Matabaan Ayaa isku dayay iney lahadlaan Saraakiisha Ciidamada Hugaamineysa , weyna u suurta gashay iney lakulmaan, Waxeyna weydiiyeen waxa ay yihiin ? Halka ay u socdaan ? cidda ay Amarka marista iyo Degitaanka Matabaan ka heystaan ?

Dhammaan Saraakiisha Hugaamineysa Ciidankaan Itoobiya ayaa  ka gaabsaday iney xog dheeraad ah bixiyaan , Marka laga Soo tago iney Dhinaca Galgaduud u socdaan , iyo iney Ciidamo kale sugayaan.

Taliska Boolicka Degmada Matabaan ayaana u sheegay ineysan fasax ka heysan Dowlada FDS ama maamulka Hirshabeele sidaa darteen ayna gudbikarin.

Ciidamadii Ethiopian ka Ahaay ayaa lasheegay iney hadda Jooggaan Duleedka Degmada mana cada iney isku dayayaan iney halkaas ku sugaan Ciidan kale iyo Iney isku dayayaan iney Xiriiro Sameystaan.

 

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.