• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Xaalada magalaada Luuq ayaa hadda degan waxaana istaagay dagaalkii saakay.
Warka

Xaalada magalaada Luuq ayaa hadda degan waxaana istaagay dagaalkii saakay.

Qaran24By Qaran247 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Xaalada magalaada Luuq ayaa hadda degan waxaana istaagay dagaalkii saaka ka dhacay khasaaro dhimasho iyo dhawaac leh ayaa dhinacyada soogaaray in ku dhow 10 ruux oo labada dhinac ah ayaa ku geeriyotay dirirta dhacday. Dhawaac intaas la,egna waa uu jiraa oo qaar goobaha cafimaadka lageyay.

Magaalada ayaa ku soo laabtay xaalad deganaasho hadda. Madaxweyne Ku-xigeenka JL Maxamuud Sayid Aadan oo Muqdisho saxaafada kula hadlay ayaa dhinacyada dagaalamayo ugu baaqay inay si deg deg ah colaada ujoojiyeen miiska wadahadalkana la iskugu soo laabto.

Dhanka kale masuuliyiin JL iyo saraakiil ciidan ayaa laguwaday saaka inay tagaan Luuq, balse dirarta ayaa ka hor bilaabtay tagistooda magaalada Marka laga soo tago dhicyada dagaalamayo ma jiraan cid ku sugan Luuq oo ku howlan inay kala dhexgasho labada dhinac.

Xalka kaliya ee furan ayaa laleeyahay waa in halkaasi ay garaan dad samo ka-talis ah si ay colaada degaanka usoo gabogabeyaan.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.