Somali President Hassan Sheikh Mohamud, accompanied by a delegation of Kenyan and Somali officials, made a significant visit to the bustling Eastleigh neighborhood of Nairobi on Wednesday night. President Mohamud’s itinerary included visits to various Somali community business markets, where he engaged in discussions with local businessmen. President Mohamud arrived in Nairobi for the attendance at the AfDB’s Annual Meetings in Nairobi underscores the significance of addressing Africa’s financial systems for sustainable development. The focus on socio-economic transformation reflects a commitment to fostering inclusive growth and prosperity for all African nations. For more updates on President Hassan Sheikh Mohamud’s engagements…
Author: Abdikarin Dahir
Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto, hadalkaas oo uu Ruto ku sheegay in Soomaaliya ay la wareegi doonto Kooxda AS Sidii ka dhacday Afghanistan haddii laga saaro Ciidamadda Shisheeye xili uu booqasho ku joogo dalka Mareykanka. Wasiir Dowladdaha Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid khaldan isaga oo sheegay in Soomaaliya iyo Afghanistan aan la is barbar dhigi karin marka laga hadlayo tallaabadan. “Dhaqdhaaqaa aad ayuu uga duwan yahay kuwa Afghanistan. Bixitaanka Ciidamada shisheeye ma hor seedi doonaan xaaladaas oo kale, Awooda aan saarno dariiqa gaarka ah ee Soomaaliya…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku weysay Wax dambi ah G/sari Maxamed Aadan Koofi oo ahaa Agaasimihii hore Hayadda socdaalka iyo jinsidaha Somaaliya ayaa Maanta ku weysay Wax dambi ah, Agaasime Koofi oo lagu soo eedeyay Musuqmaasuq intii uu ahaa Agaasimaha Hay`adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha soomaaliya, Koofi iyo Agaasimihii hore Canshuuraha biriga Muxuyidiin Saabeey, iyo agaasimaha hore Hay`adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Soomaali Cabduqaadir Cilmi Cabdul ayaa dhamaantood ku weysay Wax dambi ah. G/sari Maxamed Aadan Koofi ayaa la filayaa in uu yahay Musharax u taagan Xilka Hogaamiyaha Dowlad Goboleydka Galmud oo laga yaabo in dhawaan dhaco. © 2018, Company Inc. All…
Hogaamiyaha Dowlad goboleydka Juba-land Axmed Madoobe Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku yimid xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maxamuud Macallin Cabdulle. Madaxweynaha ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xariirta howlaha iyo waajibaadka hay’adda, saameynta taban ee is-beddelka cimiladu ku leedahay dalkeenna, cabsida laga qabo duufaanta Laly oo sare u sii kacaysa iyo dadaallada gargaar ee SoDMA ka waddo dalka, gaar ahaan gobollada Jubbaland. Kulankan xog-siinta iyo soo dhaweynta ah waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa, Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda, la-taliyayaal…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka loogu gogol-xaarayo shir-madaxeedka carbeed ee Manama. Manama, May 14, 2024 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen, Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Golaha Jaamacadda Carabta oo gogol-xaar u ah Shir madaxeedka Carbeed, meertadiisa caadiga ah ee 33aad. Wasiir Fiqi ayaa inta uu kulanka socdo la kulmi doona tiro ka mid ah Wasiirrada Arrimaha Dibadda wadamada Carbeed ee walaalaha ah, iyadoo la filayo in shirku ka soo baxo go’aanno lagu taageerayo Soomaaliya. Inyar kahor…





