Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada. Safiirka Somaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku Eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka Soomaaliya taasoo keentay inay iska hor imaad la galaan ciidamada Ammaanka ee deegaanka. Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa sida ay uga go’an tahay inay ixtiraamto mabaadi’da ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay iyo deris wanaagga,” ayuu Abuukar Cismaan u sheegay 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka. Safiirka Soomaaliya ee UN-ka ayaa sheegay inay Itoobiya ka filayaan inay ixtiraamto deris wanaagga labada dal. Abuukar Baalle wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku qasban…
Author: Abdikarin Dahir
Somalia’s Path to Progress. Ambassador Abukar Osman, Somalia’s Permanent Representative to the United Nations, spoke at the United Nations Security Council (UNSC) today to discuss advancements in the nation’s governance and security sectors. He highlighted the start of efforts between the government and the UN to transition UNSOM into the Country Team. Ambassador Osman mentioned to the UNSC that a joint technical group consisting of members from Somalia and the UN has initiated discussions on how to proceed with this transition. The goal is to improve coordination and streamline support mechanisms in line with Somalia’s changing requirements. This process is…
President Hassan Sheikh Mohamud addressed the issue of Ethiopia’s access to the sea, emphasizing a nuanced perspective on the matter. He stated, “We and Ethiopia do not disagree that Ethiopia should have access to the sea. We wonder how Ethiopia reaches the sea. It is not a war that Somalia’s government opposes Ethiopia’s access to the sea.” Speaking at the Conference on Enhancing Cooperation of Regional Economic Communities in East Africa, held in Mogadishu. In his speech, President Mahmoud emphasized that Somalia possesses abundant opportunities for growth and development. President Mohamud clarified that Somalia’s concern lies more in the manner…
Somalia Plans Closure of UNSOM Office in Mogadishu Amid Growing Self-Sufficiency The Ministry of Foreign Affairs of Somalia has announced that technical teams from the Federal Government and the United Nations have commenced discussions in Mogadishu regarding the closure of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) office. This initiative reflects Somalia’s increasing self-sufficiency and progress towards assuming greater responsibility for its own governance and security. The discussions, which mark the first meeting between the two parties on this matter, aim to outline a strategic plan for the orderly completion of UNSOM’s operations in Mogadishu. According to sources within…
Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Warar la helayo ayaa shaagaya Diyaarado kale oo ciidamo wada in maanta ilaa beri ay degi donaan. Ciidamada Dowlada Somaliya ee Maanta gaarey Magaalada Ceelwaaq ayaa amaanka kala wareegi doono Ciidamada Kenya oo qeyb ka ah howlgalka ATMIS oo qaarkood horey uga baxay Magaalada inta kale si dhamaystiran ay dalkooda uga laaban donaan. Ciidamada ATMIS ayaa bilooyinkii udanbeeyay ka baxay Qeybo badan oo kamid ah Gobolada dalka iyo dowlad goboleedyada iyadoona lafilayo dhamaadka sanadkaan gabi ahaanba ay faarujiyaan somaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka Muqdisho, 22, Juun 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in ka badan 37,000 oo arday. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, sida ay u horumarisay habka loo qaadayo Imtixaanka oo laga dhisay mid casri ah, isaga oo xusay in waxbarashadu ay tahay mid kamid ah waxyaabaha mudnaanta u leh Xukuumadda DanQaran. “Maanta waa maalin weyn oo la xaqiijiyey mid kamid ah himillooyinka shacabka Soomaaliyeed, waxbarashadu waa himillo…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Dr.Axmed Aadan Buuxane oo ay wehelinayeen Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Dr. Maxamuud Yuusuf Cilmi, Cabdirisaq Jaamac Nuur Naakhuude iyo qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada iyo masuuliyiin ka socday jaamacadaha Hargaysa ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL. Ugu horeyn, waxa kulankaa war-bixin ka jeediyey Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka Qaranka Md.Daa’uud Axmed Faarax iyo ku xigeenkiisa Xasan Muxumed Qalinle waxaanay Wasiirka iyo madaxda WW&S…
Deegaanada Somaliland saaka waxaa looga dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare. Tirada guud ee ardayda u fadhiisaneysa imtaxaanka shahaadiga ah ayaa dhan 38,489 ardey Dugsiyada sare waxaa sanadkan 2024-ka imtixaanka gelaya 15,542 arday, halka dugsiyada dhexe ay galayaan 22,947 arday. Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka si ramsi ah u daah furay imtixaanka, isaga oo ay wehelinayaan wasiirka wasaaradda waxabrashada iyo tacliinta sare iyo masuuliyiin kale oo ka socday jaamacadaha dalka oo sanadkan ilaalinta imtixaanka ku cusub.
33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga. Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle waxaa 33 sano kadib maanta looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee ay qaadeyso dowladda federaalka Soomaaliya. 1,154 arday oo wiilal iyo gabdho isugu jira ayaa Imtixaanka gelaysa, waxaana goobaha Imtixaanka lagu qaadayo ku sugan saraakiil ka socota Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, kuwaas oo u xil saaran ilaalinta iyo kormeerka goobaha imtixaanka lagu gelayo. RW Xamse oo kahadlayay imtixaanka ayaa sheegay in 136 xarumood guud ahaan dalka ay ka socdaan imtixaanka qaranka, waxa uuna yiri ”Sanadkan waxaa guul noo ah in…
Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka itoobiya ay ka sii mid ahaadaan howlagalka midowga africa Soomaaliya ayaa golaha amaanka iyo Nabada ee midowga Africa u sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka Itoobiya ka sii mid noqdaan howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya hadii aysan Adis Ababa ka bixin heshiiskii MoU-ga ee u dhexeeyay Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi. Itoobiya si ay dhankeeda cadaadis u saarto Soomaaliya waxa ay kordhisay ciidankeeda Jooga Soomaaliya gaar ahaan degmada Doollow ee gobolka Gedo. Bartamaha Soomaaliya degmada Matabaan waxaa lagu arkay ciidamo Itoobiyaan ah inkastoo bulshada deegaanka u diideen in…
Suldaanka Guud ee Somaliland ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil. Suldaan Da’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ah Suldaanka Guud ee Somaliland ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil kadib markii uu askari xabad ku riday.  waraysi uu MMTV siiyay ayuu ku sheegay in la damcay in la dilo, oo ay askartu xabad u adeegsadeen kadib mudaharaad lagaga soo horjeeday xadhiga Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan xisbiga Waddani oo uu qayb ka ahaa. “Maanta dalka waxa la doonayay in fawdo, mudaharaad, buuq iyo dil ay ka dhacdo, nin Ciidagale ah ayaa nin Ciidagale ah…











