• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » SSC Khaatumo » Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gaaray Magaalada Laascaanood.
SSC Khaatumo

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gaaray Magaalada Laascaanood.

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir8 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gaaray Magaalada Laascaanood.
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay hoggaaminayso Habdhowre ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sahra Bundubte oo gaaray Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay wasiiro Iyo xildhibaano katirsan maamulka KMG ah ee SSC-Khaatuma,waxaan ay kulan la qaateen hogaamiye ku xigeenka Maamulka KMG ah ee SSC Maxamed Ismaaciil Shiine.
Wafdigan ayaa mudada ay halkaasi joogaan waxa ay sidoo kale kulamo la qaadan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada Magaaladda Laascaanood.
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

Why Las Anod’s Political Shift Can’t Be Ignored Anymore

1 August 2025

Why the Formation of SSC Khatumo Strengthens Somalia’s Unity.

14 July 2025

Fikrad Sharciyeed -Legal Opinion

27 May 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.