• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa Xirtay kantaroolka degaanka Bacaadweyn
Warka

Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa Xirtay kantaroolka degaanka Bacaadweyn

Qaran24By Qaran245 July 2024Updated:5 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa maanta qabsaday kantaroolka degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug.

Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagu soo warramayaa in ay xoog kula wareegeen kantaroolka degaankaasi Bacaadweyne.

Ciidankaasi gadoodsan ee ka cabanaya mushaar la’aanta ayaa sidoo kale gebi ahaanba xannibay isu socodka gaadiidka laamiga dheer ee magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo.

Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka gadoodsan ayaa sheegaya in aysan wax mushaar ah dowladda ka helin in ka badan lix bilood islamarkaana ay ka cabanayaan xuquuqdooda maqan.

Dhinaca kale warar madax-bannaan ayaa sheegaya in xuquuqda shaqaalaha iyo ciidamada ee maqan loo keydinayo si madaxweyne Deni ugu galo doorashada Soomaaliya ee 2026.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.