• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa saakay howlgalo ka wada deegaanada G/ Jubada hoose
Warka

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa saakay howlgalo ka wada deegaanada G/ Jubada hoose

Qaran24By Qaran2410 July 2024Updated:10 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland
The Somali National Army (SNA) has launched operations in various regions to combat the insurgent group Al-Shabaab.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa saakay howlgalo ka wada deegaanada G/ Jubada hoose, Harboole iyo Weelmaro oo u dhow degmooyinka Afmadow iyo Xagar ee gobolka Jubada hoose.
Howlgalkan oo ah mid qorsheysan ayaa lagu  baacsanayaa kooxda naf la caariga ah ee Argagixisada oo gabaad ka dhiganaysa degmooyin ka tirsan gobolada Jubooyinka balse howlgalkan waa mid ay Dowladu ku doonayso in todobaadkan ay ku qabato degmooyinka Xagar iyo Jamaame ayaa lagu yiri war ka soo baxay jubaland.
Saraakiisha hogaaminayso howlgalka kasocda waqooyiga Jubada hoose oo goor dhow la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in sidii loo qorsheeyay uu ku socdo howlgalka islamarkaana ay ciidamadu saacadaha soo socda gaari doonaan deegaano cusub oo muhiim ah.
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.