• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Madaxweynaha Xasan Sheekh oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya ayaa kormeer ugu tagay cutubyo katirsan ciidanka Cirka Soomaaliya.
Warka

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya ayaa kormeer ugu tagay cutubyo katirsan ciidanka Cirka Soomaaliya.

Qaran24By Qaran2410 July 2024Updated:10 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
ciidanka Cirka Soomaaliya.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeer ugu tagay cutubyo katirsan ciidanka Cirka Soomaaliya oo tabbar ku qaadanaya xarunta ciidanka Cirka ee Ereteriya (EAF) ee magaalada Asmara.

Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka isagoo intaas kadib u kuur-galay xaaladaha ay ku sugan yihiin, wuxuu warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha iyo askarta uu tababarka u socdo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas kadib soo gaba gabeeyey Socdaalkii uu ku joogay Magaalada Asmara ee dalka Ereteriya.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Loo Joojin Maayo: Somali Patriots Back Hassan Sheik Mohamud and Somalia’s Reconstruction

12 October 2026

Maxaa Ka Jira Digniinta Sheekh Shariif? Qaran24 oo La Hadlay In Ka Badan 10 Sarkaal oo Amniga Muqdisho Ka Tirsan

11 October 2026

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.