• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Moqdisho Warar horudhac ah oo ka soo baxaya weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe.
Warka

Moqdisho Warar horudhac ah oo ka soo baxaya weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe.

Qaran24By Qaran2413 July 2024Updated:13 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Moqdisho Warar horudhac ah oo ka soo baxaya weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe ayaa sheegaya  inka badan 10 ruux ay ku geeriyoodeen weerarkii saaka ka dhacay xabsiga dhexe ee Xamar.

Sida wararku sheegayaan illaa 4 askari iyo 2 maxbuus ay ka mid yihiin dadka geeriyooday halka 5 dagaalamaysay la dilay taasoo tirada dhimashada ka dhigaysa si guud 11 ruux.

Wararku waxay sidoo kale sheegayaan in 4 ruux oo uu ku jiro taliyaha kooxda Baando Musiko ee ciidanka Asluubta ay ku dhaawacmeen weerarka.

Sawirada meydadka 5 maxbuus oo la sheegay inay ahaayeen kooxdii dagaalantay ayaa lagu baahiyay baraha bulshada ee warbaahinta dawladda.

Dhamaan 5,ta xubnood ayaa la sheegay inay ka tirsanaayeen ururka AS waxaana ay ku xukunaayeen dil toogasho ah.

Afhayeenka Asluubta Gaashaanle sare Cabdiqani Qalaf ayaa sheegay in  Weerarkii lagu soo qaaday Xabsiga dhexe Waaxaa soo afjaray Ciidanka Asluubta Waxaana lagu dilay 5-maxbuus Waxaana lagu dhaawac 18-Maxbuus, 3 askarina Waa naga dhimatay 3-na waa naga dhaawac”.

Kuji halkaan si aad u daawato sawirada.

weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe

Xabsiga Dhexe

 

Weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

 

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Loo Joojin Maayo: Somali Patriots Back Hassan Sheik Mohamud and Somalia’s Reconstruction

12 October 2026

Maxaa Ka Jira Digniinta Sheekh Shariif? Qaran24 oo La Hadlay In Ka Badan 10 Sarkaal oo Amniga Muqdisho Ka Tirsan

11 October 2026

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.