• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » DEG DEG: Agaasimihii hore Hay`adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya iyo masulliyiin kale oo ay Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku weysay wa dambi ah
Warka

DEG DEG: Agaasimihii hore Hay`adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya iyo masulliyiin kale oo ay Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku weysay wa dambi ah

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir25 May 2024Updated:26 May 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku weysay Wax dambi ah G/sari Maxamed Aadan Koofi oo ahaa Agaasimihii hore Hayadda socdaalka iyo jinsidaha Somaaliya ayaa Maanta ku weysay Wax dambi ah, Agaasime Koofi oo lagu soo eedeyay Musuqmaasuq intii uu ahaa Agaasimaha Hay`adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha  soomaaliya, Koofi iyo Agaasimihii hore Canshuuraha biriga Muxuyidiin Saabeey, iyo agaasimaha hore Hay`adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Soomaali Cabduqaadir Cilmi Cabdul ayaa dhamaantood ku weysay Wax dambi ah.

G/sari Maxamed Aadan Koofi ayaa la filayaa in uu yahay Musharax u taagan Xilka Hogaamiyaha  Dowlad Goboleydka Galmud oo  laga yaabo in dhawaan dhaco.

© 2018, Company Inc. All rights reserved.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.