• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Diyaarada Egypt Air ayaa duulimaadyo caalami ah ka bilowday Muqdisho.
Warka

Diyaarada Egypt Air ayaa duulimaadyo caalami ah ka bilowday Muqdisho.

Qaran24By Qaran2413 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u fasaxday diyaaradaha Saakay layg celiyay Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo Baydhabo u socday.
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u fasaxday diyaaradaha Saakay layg celiyay Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo Baydhabo u socday.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Diyaarada Egypt Air ayaa duulimaadyo caalami ah ka bilowday Muqdisho.
Diyaaradda Egypt Air ayaa duulimaadkeedii ugu horreyay maanta ku timid caasimadda Muqdisho , iyadoo munaasabad lagu daahfuray duulimaadka Egypt Air lagu qabtay garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cadde.
Daahfurka duulimaadka Egypt Air, waxaa ka qaybgalay wafdi sare oo ka socday dawladda Masar oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka Masar, Badr Abdel-Aty oo uu weheliyay Wasiirka Duulista Masar, Sameh Al Hafny iyo saraakiil kale oo ay ku qaabbileen Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo ay wehelisay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Fardowsa Cismaan Cigaal, iyagoo yeeshay wada-hadallo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
Egypt Air, ayaa noqonaysa diyaaradda 9 aad oo caalami ah oo duulimaadyo toos ah ku timaada caasimadda Muqdisho, taa oo fursad u siinaysa muwaadiniinta Soomaaliyeed inay helaan khadad dhow oo ay ku gaari karaan adduunka oo dhan.
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.