• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Cilad farsamo ayaa ku timid diyaarada Ethiopian airline ee garoonka muqdisho.
Warka

Cilad farsamo ayaa ku timid diyaarada Ethiopian airline ee garoonka muqdisho.

Qaran24By Qaran2416 July 2024Updated:16 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Cilad farsamo ayaa ku timid diyaarada Ethiopian airline ee garoonka muqdisho.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
cilad farsamo ayaa ku timid diyaarada Ethiopian airline ee garoonka muqdisho.
Duulimaadkii horey loo qorsheeyay ee Ethiopian Airlines ee ka bixi lahaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho saacadda 6-da makhribnimo kuna wajahan Addis Ababa ayaa goor dhow la baajiyay, iyadoo sababta loo cuskaday ay tahay cilad farsamo oo ku timid diyaaradda.
Rakaabka oo laga sugayay inay safarka billaabaan saacadda 3-da galabnimo ayaa ku qasbanaaday inay garoonka joogaan muddo dheer, taasoo keentay caro iyo welwel ku saabsan waqtiyada kale ee duulimaadyada. Go’aanka baajinta duulimaadka ayaa la qaadatay saacadda 11:30 habeenimo, taasoo aysan shirkaddu ku qaadan waqti ku habboon oo loogu diyaargaroobo rakaabka.
Baajinta duulimaadkan ayaa sidoo kale waxay ku qasbaysaa shirkadda Ethiopian Airlines inay magdhow siiso dhammaan rakaabka sida uu qabo sharciga duulimaadyada rayidka, gaar ahaan dhaqaalaha ku baxaya habeen dhaxa iyo khasaarihii kale ee ka dhashay baaqashada duulimaadka.
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.