• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Dowladda Hindiya ayaa dib u bilowday bixinta dal-kugalka Visa dalkeeda ee dadka Soomaaliyeed.
Warka

Dowladda Hindiya ayaa dib u bilowday bixinta dal-kugalka Visa dalkeeda ee dadka Soomaaliyeed.

Qaran24By Qaran2429 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Visa
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dowladda Hindiya ayaa dib u bilowday bixinta dal-kugalka Visa dalkeeda ee dadka Soomaaliyeed.

Dowladda Hindiya ayaa dib u bilowday bixinta dal-lu-galka [Visa] dalkeeda ee dadka Soomaaliyeed ee xaaladaha caafimaad u aada dalkaasi, sida ay shaaci safaaradda Hindiya ay ku leedahay magaalada Addis Ababa oo iyadu bixineysa dal-ku-galka.

Hindiya waxa ay meesha ka saartay lacagihii iyo muddadii badnayd ee lagu heli jirey dal-ku-galkeeda oo la sheegey in ay sabab u ahayd mukhallasiin kala duwan.

Caafimaadka Hindiya waxa hadda kaa xigta $83 doollar iyo laba maalmood oo keli ah.

Safaaraddu Af-ka Soomaaliga ayey ku soo saartay ogaysiiskan u muhiimka dadka Soomaaliyeed ee dowladdooda iyo ganacsatadoodu dhigeen cisbitaal la’aan.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Loo Joojin Maayo: Somali Patriots Back Hassan Sheik Mohamud and Somalia’s Reconstruction

12 October 2026

Maxaa Ka Jira Digniinta Sheekh Shariif? Qaran24 oo La Hadlay In Ka Badan 10 Sarkaal oo Amniga Muqdisho Ka Tirsan

11 October 2026

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.