Close Menu
Voice Of Somalis
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
What's Hot

Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s Recovery and a Generation Raised by War

15 November 2026

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

30 September 2026

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026
X (Twitter)
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Contact Us
Voice Of Somalis
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
Voice Of Somalis
qaran24.com » Somaliland » Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka itoobiya ay ka sii mid ahaadaan howlagalka midowga africa
Somaliland

Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka itoobiya ay ka sii mid ahaadaan howlagalka midowga africa

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir22 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Reddit WhatsApp Email
Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka itoobiya ay ka sii mid ahaadaan howlagalka midowga africa
Share
Facebook Twitter Pinterest Reddit WhatsApp Email

Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka itoobiya ay ka sii mid ahaadaan howlagalka midowga africa

Soomaaliya ayaa golaha amaanka iyo Nabada ee midowga Africa u sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka Itoobiya ka sii mid noqdaan howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya hadii aysan Adis Ababa ka bixin heshiiskii MoU-ga ee u dhexeeyay Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi.

Itoobiya si ay dhankeeda cadaadis u saarto Soomaaliya waxa ay kordhisay ciidankeeda Jooga Soomaaliya gaar ahaan degmada Doollow ee gobolka Gedo. Bartamaha Soomaaliya degmada Matabaan waxaa lagu arkay ciidamo Itoobiyaan ah inkastoo bulshada deegaanka u diideen in ay gudaha u sii galaan deegaanada kale ee goboladda Hiiraan iyo Galgaduud.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Email
Previous ArticleSuldaanka Guud ee Somaliland ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil.
Next Article 33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga.
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Add A Comment
Leave A Reply Cancel Reply

Recent Posts
  • Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s Recovery and a Generation Raised by War
  • BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway
  • Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation
  • The Iraqi Shaghanba tribe  freed Tanker After Coordinating With Somali Authorities
  • Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay
Voice Of Somalis
X (Twitter)
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Contact Us
© 2026 ThemeSphere. Designed by ThemeSphere.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.