• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
  • News English
  • Opinion
  • Warka
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Puntland » Galmudug iyo Puntland oo diray Gudi Xabadjoojin ah .
Puntland

Galmudug iyo Puntland oo diray Gudi Xabadjoojin ah .

Qaran24By Qaran2427 June 2024Updated:9 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Galmudug iyo Puntland oo diray Gudi Xabadjoojin ah .
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Galmudug iyo Puntland oo diray Gudi Xabadjoojin ah .

Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa ku baaqay in in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda galbeedka gobolka Mudug, kaas oo u dhaxeeyo beello walaalo ah.

Maamulka Galmudug ayaa sheegay si loo joojiyo coladaan ay dhankeeda dirtay guddi ka kooban wasiirro, xildhibaanno masuuliyiinta gobolka Mudug, waxana ay dhinacyada ka dalbatay in loo hoggaansamo guddiyada ay Galmudug iyo Puntland u xilsaareen xabbad joojinta iyo nabadeynta.

Sidoo kalana waxa ay dhinacyada fartay in la tixgaliyo ciidammada amniga ee ay isla garteen masuuliyiinta labada State in la geeyo goobaha dagaalada ay ka dhaceen.

Sidoo kale Ku Simaha Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland ahna Madaxwayne ku xigeenka Mudane Ilyaas Cismaan Ayaa baaq nabadeed udiray beello ku dagaalamaya galbeedka gobalka Mudug.

 

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Why Is Piracy Re-Emerging off Puntland’s Coast?

19 August 2026

The African Union mission in Somalia cannot have it both ways

18 March 2026

Sidee ku Sugi Kartaa Ammaanka TikTok Account-kaaga? Haddii Password Lagaa Xado, Sidee Ku Soo Celin Kartaa? (Tallaabo-Tallaabo)

14 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Facebook
  • Linkedin
  • VK
  • Youtube
  • Instagram
© 2026 Qaran24. Designed by Osman Omar.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.