• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Galmudug » Madaxweyanaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Xoojinta wax soosaarka Beeraleyda Galmudug
Galmudug

Madaxweyanaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Xoojinta wax soosaarka Beeraleyda Galmudug

Qaran24By Qaran249 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dhuusamarreeb 09-07-2024; Madaxweyanaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Xoojinta wax soosaarka Beeraleyda Galmudug oo maalmihi lasoo dhaafay ka socday Galmudug

Shirkan, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha Galmudug ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Beeraha DFS mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Beeraha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya

Shirka ayaa lagu soo bandhigay dallaga kasoo go’ay beeraha Galmudug, ayadoo Madaxweynuhu ku dhiiro galiyay Iskaashatada Beeraleyda Galmudug inay kordhiyaan wax soo saarka.

shirkaas oo socday sadaxdii maalin ee lasoo dhaafay waxaana la isla qaatay qodobada hoos ku xusan:-

1- In markii koowaad oo ay yeesheen shirka ay isla qaateen Istaraatiijiyadd oo mideesan Wasaaradaha Beeraha & Waraabka federalka iyo heer maamul goboleed.

2- In kor loo qaado wax soosaarka beeraha Galmudug.

3- iyo in la sameeyo iskaashatooyin beeraleey ee Galmudug.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.