• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Puntland » MADAXWEYNE KU-XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND OO KA TACSIYEEY GEERIDA AHUN PROF MAXAMED SHIIKH CISMAAN JAWAARI. 
Puntland

MADAXWEYNE KU-XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND OO KA TACSIYEEY GEERIDA AHUN PROF MAXAMED SHIIKH CISMAAN JAWAARI. 

Qaran24By Qaran2429 June 2024Updated:9 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Jawaari
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND OO KA TACSIYEEY GEERIDA AHUN PROF MAXAMED SHIIKH CISMAAN JAWAARI.

Garoowe : 28 June 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaah ha u naxariistee Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Soomaaliya, Prof Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo maanta ku geeriyooday Muqdisho.

“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Allaah ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, Prof Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo maanta ku geeriyooday Muqdisho.

Wuxuu ahaa masuul usoo shaqeeyay dalkiisa iyo dadkiisa, isagoo door muhim ah kasoo qaatay dowlad dhiska Soomaaliya, Waxaan si gaar ah ugu tacsiyeeynaya eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday, marxuumka Allaah ha u danbi dhaafo dhammaanteena Samir iyo Iimaan Allaah ha inaga siiyo , Aamiin” ayuu yiri Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Why Is Piracy Re-Emerging off Puntland’s Coast?

19 August 2026

The African Union mission in Somalia cannot have it both ways

18 March 2026

Sidee ku Sugi Kartaa Ammaanka TikTok Account-kaaga? Haddii Password Lagaa Xado, Sidee Ku Soo Celin Kartaa? (Tallaabo-Tallaabo)

14 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.