• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal ah oo ay dowladdu kula jirto AS.
Warka

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal ah oo ay dowladdu kula jirto AS.

Qaran24By Qaran242 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Dhiig-joojintii Qaranka- Isbeddelkii Siyaasadeed ee Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud
Dhiig-joojintii Qaranka- Isbeddelkii Siyaasadeed ee Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal ah oo ay dowladdu kula jirto AS.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal ah oo ay dowladdu kula jirto AS,
“Maalmahaan waxaa baraha bulshada qabsatay dowladdu waxay wadahadal la fureysaa Al-Shabaab,
waxaan idiin cadeynaa Shabaab iyo anaga wax naga dhaxeeya ma jiraan,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
“Hadii la helo wax aan isla qirno waan la hadleynaa, laakiin maanta wadahadalna ma jiro wax naga dhexeeyana ma jiraan weli,”
https://qaran24.com/wadahadalladii-soomaaliya-itoobiya/

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.