• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Puntland » Maxaa ka Jira in Maxaabiis Ku Eedeysanaa Maandooriye in ay ka baxsadeen saldhig ku yaala magaalda Garoowe.
Puntland

Maxaa ka Jira in Maxaabiis Ku Eedeysanaa Maandooriye in ay ka baxsadeen saldhig ku yaala magaalda Garoowe.

Qaran24By Qaran2424 June 2024Updated:9 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Maxaa ka Jira in Maxaabiis Ku Eedeysanaa Maandooriye in ay ka baxsadeen saldhig ku yaala magaalda Garoowe.
Maxaa ka Jira in Maxaabiis Ku Eedeysanaa Maandooriye in ay ka baxsadeen saldhig ku yaala magaalda Garoowe.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Maxaa ka Jira in Maxaabiis Ku Eedeysanaa Maandooriye in ay ka baxsadeen saldhig ku yaala magaalda Garoowe.

Taliyaha Saldhiga bari ee Caasimadda Garoowe K/S Cabdikaafi Mursal Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku saabsan in ay saldhiga bari ee Garoowe ka baxsadeen maxaabiis ku eedaysan maandooriye.

“Waxaan rabaa halkaan in aan ka caddeeyo warar been abuur ah oo maanta baraha bulshada la is dhexmarayay oo ah in maxaabiis ku eedaysan maandooriye ay naga fakadeen. Warkaasi waa waxba kama jiraan , wax maxaabiis ah iyo wax dad ah oo haba yaraatee naga fakaday ma jiraan” ayuu yiri K/S Cabdikaafi Mursal Maxamuud.

Hadalka Taliyaha ayaa imaanaya saacado kadib markii ay baraha bulshada ku faafeen warar la xiriira in maxaabiis ku eedaysan maandooriyaha khamriga oo dhawaan la soo qab-qabtay ay ka baxsadeen saldhiga bari ee magaalada Garoowe.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Why Is Piracy Re-Emerging off Puntland’s Coast?

19 August 2026

The African Union mission in Somalia cannot have it both ways

18 March 2026

Sidee ku Sugi Kartaa Ammaanka TikTok Account-kaaga? Haddii Password Lagaa Xado, Sidee Ku Soo Celin Kartaa? (Tallaabo-Tallaabo)

14 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.