• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ayaa Gacanta ku dhigay Shidaal loo waday kooxda alshabaab
Warka

Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ayaa Gacanta ku dhigay Shidaal loo waday kooxda alshabaab

Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ayaa Gacanta ku dhigay Shidaal loo waday kooxda alshabaab
Qaran24By Qaran2419 July 2024Updated:19 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
mesagawey
mesagawey
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

 

Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ayaa Gacanta ku dhigay Shidaal loo waday kooxda alshabaab

 

Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ee Gobalka Galgaduud ayaa saaka Toogtay Xubin ka tirsan Alshabaab kaas oo saakay lagu qabtay kontaroolka Magaalada Mesagawey

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland

Ninka la toogtay ayaa watay qoray AK-47 ah waxaana hada Maydkiisu yaalaa barxadda Magaalada Mesagawey.

Dhinaca kale ciidamada ayaa qabtay 3 gaari oo nuuca layla calaawi ah oo shidaal waday, waxaana lagu qabtay deegaanka Xuseen cagey, saraakiisha ayaana sheegay inay saarnaayeen dumar AS u socday gacanta ayayna ku dhigeen.

QARAN24

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.