• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Galmudug » NAIIROBI & OLOLAHA DOORASHADA GALMUDUG.
Galmudug

NAIIROBI & OLOLAHA DOORASHADA GALMUDUG.

Qaran24By Qaran2429 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

NAIIROBI & OLOLAHA DOORASHADA GALMUDUG.

Nairobi ayaa xilligaan la joogo u muuqata goobta ugu muhiimsan ee uu ololaha doorashada Galmudug ka ibo-furtay.

Horay Nairobi waxaa ugu furnaa labo jikoooyin oo doorasho ah oo ay kala leeyihiin Dr. Koofi iyo Ganacsade Liibaan.

Maanta kooxda ololaha dib-udoorashada madaxweyne Qoorqoor ayaa iyaguna magaalada jikadii seddexaad magaalada ka furtay.

Dhoolatus miisaankiisu aad u sarreeyo ayay garoonka ku soo galeen. Ciyaaryahaynka uu Qoorqoor captanka kooxdiisa u soo xiray waa Mohamed Kasim Turaabi oo isku ah Ugaaska Qoorqoor iyo been-ma-sheegaha Qoorqoor labadaba.

Dhammaan maamul goboleedyada waxaa bisha July ka billaabanaya doorashooyinkii maadaama ay Axmed Madoobe iyo Laftagareen gareen doorasho aadeen lana filayo in maalmaha iyo saacadaha soo socda ku dhawaaqi doonaan guddiyadii doorashada kuna dhawaaqi doonaan inuu buray heshiiskii iyaga iyo dowladda.

Waxaan eegi doonnaa saameeynta kooxda ololaha dib-u-doorashada madaxweyne Qoorqoor ee reer Cadaado oo Nairobi ka soo daahay waxa ay ka badali doonaan suuqa doorashada Galmudug ee Nairobi ka furan.

Wax lakala dheefaba dhankaas iyo doorasho ayaa loo dhaqaaqay.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.