• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Somalia » Sida Ugu Fudud Ee Loo Soo Celiyo ICloud Haddii Password La Ilaawo ama lagaa xado Taleefoonkaaga 
Somalia

Sida Ugu Fudud Ee Loo Soo Celiyo ICloud Haddii Password La Ilaawo ama lagaa xado Taleefoonkaaga 

Osman OmarBy Osman Omar19 December 2025No Comments2 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Sida Ugu Fudud Ee Loo Soo Celiyo ICloud Haddii Password La Ilaawo ama lagaa xado Taleefoonkaaga
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

iCloud waa keydka xogtaada gaarka ah oo qofkasta leeyahay, Haddii password-ka kaa lumo,ama phone ka lagaa xado  ha argagixin, shirkada Apple waxay bixisaa hab fudud oo sharci ah oo lagu soo celiyo accoun kaaga.

Habka Ugu Sahlan:

  1. Fur browser ama google browser ama safari browser 
  2. Tag ama gali : iforgot.apple.com
  3. Geli Apple ID-gaaga (email) ama cellphongaaga
  4. Raac tilmaamaha lagu siiyo ama clik meesha ku xigta
    • Code ayaa laguugu diri doonaa teleephonkaaga  email kaaga, waa muhiim taas in aad xafido ,sidoo kale waxaa lagu waydiin doonaa xaqiijin good 
Sida Ugu Fudud Ee Loo Soo Celiyo ICloud Haddii Password La Ilaawo ama lagaa xado Taleefoonkaaga 

Haddii aad leedahay lambar telefoon oo iCloud ku xiran, soo celintu waa degdeg.

Talo Muhiim ah:

  • Had iyo jeer daar Two-Factor Authentication (2FA)
  • Ku dar lambar lagu kalsoon yahay
  • Isticmaal password adag

Su aashu waxaa weye Waa Maxay Two-Factor Authentication (2FA)?

Dunida dijitaalka ah ee maanta, password keliya kuma filna. Hal qalad, hal xatooyo, hal click oo khaldan—akoonkaaga wuu baxayaa. Halkaas ayay ka dhalatay Two-Factor Authentication (2FA).waxaa la hibinayaa in aad tahay qof aad sheeganeeysi 

Haddaba, waa maxay 2FA?

Two-Factor Authentication waa hab amni oo akoonkaaga ka dhiga mid laba lakab leh oo is xigxiga .
Macnaheedu waa:

Si aad u gasho akoon, laba caddeyn ayaa loo baahan yahay—ma aha hal password oo kaliya.

Sida Ay U Shaqeyso Two-Factor Authentication

Marka aad gasho akoon (tusaale iCloud):

  1. Tallaabada Koowaad:
    • Waxaad gelisaa password-kaaga
  2. Tallaabada Labaad:
    • Apple (ama adeegga kale) wuxuu kuu soo diraa:
      • Code SMS ah
      • Ama notification ku imanaya phone kale
      • Ama app amni (sida Authenticator)

Adiga oo aan haysan labadaas, gelid ma jirto. Albaab laba quful leh.

Gunaanad:

Qofka iCloud-kiisa adkeeya waxaa uu haystaa bunanti .
Qofka dayaca—had iyo jeer wuu qoomameeyaa.

Qaran24.com – Wacyigelin Dijitaal, Amni Qaran.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Osman Omar
  • Website
  • Facebook
  • X (Twitter)
  • LinkedIn

Osman Omar is a Somali-American writer, researcher, and founder of Qaran24 News. His work focuses on Somalia and the Horn of Africa, covering politics, security, governance, economic development, and geopolitics. Drawing on OSINT, fact-checking, and investigative research, he provides evidence-based reporting and analysis on developments shaping Somalia and the region.

Related Posts

FBI Concludes Year-Long Criminal and Terrorism Investigation Training for Somali Security Officers

22 August 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

New Airlines Set to Expand Mogadishu’s International Connections

15 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.