• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Somalia » Sidee Ku Ogaan Kartaa In Facebook-kaaga La Jabsaday, Sideese U Soo Ceshan Kartaa Habka Ugu Fudud?
Somalia

Sidee Ku Ogaan Kartaa In Facebook-kaaga La Jabsaday, Sideese U Soo Ceshan Kartaa Habka Ugu Fudud?

Osman OmarBy Osman Omar17 December 2025Updated:17 December 2025No Comments3 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Sidee Ku Ogaan Kartaa In Facebook-kaaga La Jabsaday, Sideese U Soo Ceshan Kartaa Habka Ugu Fudud?
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Facebook waa aqoonsigaaga dijitaalka ah. Waa sawirkaaga, xiriirada qoyskaaga iyo qaraabadaa   waa kalsoonidaada. Haddii lagu jabsado—ma aha “yaab”, waa digniin. Lagu soo diray.  waana  la soo clin karaaa . Halayaabin. Waa caadi 

Calaamadaha Cad ee Muujinaya In Facebook-kaaga La Jabsaday waxaa ka mida. 

Haddii mid ka mid ah waxyaabahan aad aragto, si fiican u fiiri facebook 

  • Password-kaaga ma shaqeynayo adigoon wax beddelin
  • Posts ama fariimo aadan dirin ayaa kasoo muuqda
  • Email ama phone number cusub ayaa lagu daray
  • Login digniin (alert) ayaad ka heshaa meel aadan joogin
  • Saaxiibo ayaa kuu sheegaya spam ka imaanaya akoonkaaga

Hal qodob kaliya kugu filan waa talaabooyinkaan. 

Sida Ugu Fudud ee Aad Ku Hubin Karto In La Jabsaday waa in aad eegtaa calaamadahaan 

1️⃣ Gal  Halkaaan si aad u ogaato 

Gal Settings & Privacy

  • Riix Security and Login
  • Eeg Where You’re Logged In
Sidee Ku Ogaan Kartaa In Facebook-kaaga La Jabsaday, Sideese U Soo Ceshan Kartaa Habka Ugu Fudud?

Haddii aad aragto dalka aad joogto mid ka duwan ama iste aadan aqoon , device, waa caddaymaha muujinaaya in facebook lala wareegay.

Sida Degdegga ah Loogu Soo Ceshado Facebook-kaaga

Haddii Aad Weli Gali Karto:

  1. Beddel Password-ka (ha ka dhigin  mid horey loo isticmaalay)
  2. Ka bax dhammaan qalabka kale (Log out of all sessions)
  3. Hubi oo sax Email & Phone
  4. Ku dar Two-Factor Authentication (2FA) lambarkaaga halaguu soo diro code sidoo kale email aad markasta istcimaasho 

Haddii Aadan Gali Karin (oo lagaa xaday :

  1. Gal www.facebook.com/hacked
  2. Dooro “Someone else accessed my account”
  3. Raac tilmaamaha (email, phone, ama aqoonsi)
  4. Soo dir ID-gaaga rasmiga ah haddii lagaa codsado fiiro gaar ah NIRA ID qaado hadii aadan haysan 

Facebook waa gaabis mararka qaar—laakiin samirku waa furaha waqti ayay qaadaneysaa in aad soo celiso. Raadi saaxiibadii kuu dhawaa si ay ay verfy  kuugu sameeyaaan. 

Sida Mustaqbalka Isku Difaaci Karto (Dad Badan Way Seegaan!)

  • ✅ Isticmaal password gaar ah oo Facebook kaliya ah
  • ✅ Ku xir 2FA (SMS ama Authenticator app)  soo degaso google authenticate 
  • ❌ Ha ku dhuftin links shaki leh (gaar ahaan “You violated policy”)
  • ❌ Ha ku login-gareyn Wi-Fi dadweyne adigoon VPN haysan walii iska ilaali in aad istcmaasho Wi-Fi dadwaynaha, waxaa jira waa spoofin Wi-fi 

Facebook-kaaga ma aha ciyaar. Waa magac, waa sumcadaada .

Gunaanad

Facebook waa sida gurigaaga dijitaal ah. Haddii furaha kaa lumo—qof kale ayaa degi kara. Laakiin haddii aad feejigan tahay, albaabka waad adkeyn kartaa, gurigana waad soo ceshan kartaa.

Fariin kooban:

Ha sugin in laguu jabsado si aad ammaanka u barato. Baro maanta.

 waxaaan idin soo diyaariyey NASHAAD ELECTRONIC 

Mogadishu Somalia 

PHone Number  o615657882

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Osman Omar
  • Website
  • Facebook
  • X (Twitter)
  • LinkedIn

Osman Omar is a Somali-American writer, researcher, and founder of Qaran24 News. His work focuses on Somalia and the Horn of Africa, covering politics, security, governance, economic development, and geopolitics. Drawing on OSINT, fact-checking, and investigative research, he provides evidence-based reporting and analysis on developments shaping Somalia and the region.

Related Posts

FBI Concludes Year-Long Criminal and Terrorism Investigation Training for Somali Security Officers

22 August 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

New Airlines Set to Expand Mogadishu’s International Connections

15 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.