Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay safiirro cusub.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo magacaabeen dalalka Guinea, Ireland, Romania, Spain, Switzerland iyo Zambia.
