• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay safiirro cusub.
Warka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay safiirro cusub.

Qaran24By Qaran2423 September 2024Updated:23 September 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Muqdisho, 23 Sebtember, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo magacaabeen dalalka Guinea, Ireland, Romania, Spain, Switzerland iyo Zambia.

Danjireyaasha causub ee Madaxweynuhu ka guddoomay warqadaha aqoonsiga ayaa kala ah:

1. Nounke Kaba, Safiirka Jamhuuriyadda Guinea

2. Caitríona Ingoldsby, Safiirka Ireland

3. Julia Pataki, Safiirka Romania

4. Cristina Díaz Fernández-Gil, Safiirka Boqortooyada Spain

5. Mirko Giulietti, Safiirka Switzerland

6. Rose Sakala, Safiirka Jamhuuriyadda Zambia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Safiirada cusub ku soo dhoweeyay Soomaaliya, isaga oo hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo dalalka ay metalaan, isaga oo u sheegay Danjireyaasha in Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay iskaashi dhow la yeelato dalalkooda, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, maalgashiga iyo horumarinta bulshada.

Safiirada cusub ayaa dhankooda tilmaamay in ay xooga saaridoonaan horumarinta xiriirka labada dhinac, iyaga oo uga mahadceliyey dowladda Soomaaliya soo dhaweynta diirran iyo qaabilaadda wanaagsan.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay safiirro cusub.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay safiirro cusub.
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Loo Joojin Maayo: Somali Patriots Back Hassan Sheik Mohamud and Somalia’s Reconstruction

12 October 2026

Maxaa Ka Jira Digniinta Sheekh Shariif? Qaran24 oo La Hadlay In Ka Badan 10 Sarkaal oo Amniga Muqdisho Ka Tirsan

11 October 2026

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.