• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka ayaa la kulmay Safiirka Sacuudiga
Warka

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka ayaa la kulmay Safiirka Sacuudiga

Qaran24By Qaran243 July 2024Updated:3 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulaale ayaa la kulmay Safiirka Boqortooyadda Sacuudi Carabiya Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid ee dalka Soomaaliya.

Kulanka oo ka dhacay Safaaradda Sacuudiga ayaa Wasirka waxa uu ugu horayn uga mahadceliyay taageerada Dowlada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay ku bixiso horumarinta adeega caafimaadka, gaar ahaan bangiga dhiiga iyo xarunta lagu sifeeyo Kilyaha oo ay dad badan ka faaiidaystaan. Sidoo kale, Wasiirka ayaa safiirka ka codsaday in wali ay Wasaaradda Caafimaadka ubaahantahay taageero dheeraad ah oo lagu horumarinayo adeega daryeelka caafimaadka.

Dhanka kale, Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ballan qaaday in ay qayb wayn ka qaadanayaan mashaariicda lagu horumarinaayo adeegga caafimaadka, waxa uuna sheegay in ay ka go’an tahay in kaalmadda Hay’adda Boqor Salmaan ay miisaaniyad dheeraad ah uga faa’iidayso dadka Soomaaliyeed.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.