• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Wasiirka Amniga Soomaaliya Fartaag ayaa gaaray degmada Caabudwaaq
Warka

Wasiirka Amniga Soomaaliya Fartaag ayaa gaaray degmada Caabudwaaq

Qaran24By Qaran2418 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, ayaa halkaas waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Wasiirka ayaa inta uu joogo deegaanka waxa uu kulamo la qaadan doonaa maamulka iyo qeybaha bulshda deegaanka.

Safarka Degmada Caabudwaaq ayaa daaran sidii Si Nabad ah looga Soo wareejin lahaa dadka deegaankaas Hubkii Dhawaan ay boobeen.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.