• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.
Warka

Weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

Qaran24By Qaran2413 July 2024Updated:13 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Xabsiga Dhexe
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
 Wararkii ugu danbeeyay Weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho oo soo afjarmay.

Maxaabiis dil-sugayaal ahaa ayaa saaka waxa ay bambooyin iyo Qoryaha AK-47 ugu dhex dagaalameen xabsiga dhexe ee Xamar kuwaas oo tiradoodu lagu sheegay 4 Nin sida ay wararku sheegayaan

2 Maxaabiis ayaa weerarkaasi ku geeriyootay 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen sida wararka laga helayo Xabsiga dhexe ay sheegayaan
4tii Nin ee weerarka fuliyay ayaa dhamaantood la toogtay sida xogaha aan helnay ay xaqiijiyeen
Waa markii labaad oo xabsiga dhexe iska hor imaad uu ka dhaco, sanadkii 2020 ayay aheyd markii sidan oo kale maxaabiis ku jiray Xabsiga oo hub loogu qariyay raashin ay ka dhex dagaalameen xabsiga gudihiisa.
Xabsiga Dhexe

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa saakay howlgalo ka wada deegaanada G/ Jubada hoose

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.