• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Xildhibaano laga hor istaagay inay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha Aden Cadde
Warka

Xildhibaano laga hor istaagay inay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha Aden Cadde

Qaran24By Qaran2419 September 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dawladda Federaalka Somalia ayaa garoonka diyaaradaha Aden Cadde ka hor istaagtay inay ka dhoofaan Xildhibaanno ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed.

Sida aan xogta ku helnay Dawladda Federaalka ayaa liiska Xildhibaanadan dhigay garoonka si aysan uga dhoofin maadaama khilaafka DFS iyo Koonfur galbeed meel xasaasi ah maraayo.

Xildhibaanadan ayaa Dawladdu aaminsantahay inay la dareen yihiin Maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen.Xiisadda udhaxaysa Dawladda dhexe iyo Maamulka Koonfur galbeed ayaa maraysa meeshii ugu saraysay iyadoo la filaayo in dhawaan Madaxweyne Xassan sheekh uu safar xal raadin ah ku tago Magaalada Baydhabo.

Xildhibaan Jibriin oo laga soo doortay Koonfur galbeed oo ka hadlay xildhibaano maanta loo diiday inay u safraan Baydhabo” ayaa sidaan ku qoray bartiisa Facebook.

Habdhaqanka xun ee uu ku dhaqmayo rajiimka Villa-Somalia waa wax aad loogu xumaado!Dowladnimada wuxuu moodaa guri kor ka xeran oo uu furahiisa heysto waxan si adag u cambaaraynayaa Xildhibaanada Qaran ee deegaan doorashadooda u socday ee saakay laga celiyay AirPort-ka muqdisho.

dhaqamadaan waxey tilmaamayaan fashil, talo xumo iyo rafasho meesha ugu danbeysay.Rajiimka ma oga miyaa xasaanadda uu heeysto dadkii siiyay iney yihiin Xildhibaanada Qaranka sidoo kale sharuucda dalka lagu maaamulo iney yihiin dadkii dajiyay.!

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.