Sunday, September 8

Xisbiga Mustaqbal oo ka mida xisbiyada ka dhisan maamuulka Putland ayaa qaadacay doorashadii G.Nugal

 

Xisbiga Mustaqbal oo ka mida xisbiyada ka dhisan maamuulka Putland ayaa sheegay in wax is daba marin lagu sameeyey doorashadii Goleyaasha deegaanka ee ka dhacday saddex degmo oo ku yaalla gobolka Nugaal.

Xisbiga ayaa tilmaamay in la buun buuniyey tirada dadka ka codeeyay magaalada Caasimadda ah ee Garoowe taas oo ay guddidu sheegeen in ay ka codeeyeen 25 kun oo qof balse xisbiga ayaa doodaya in ay tirada dadka codeeyey yihiin 18 kun oo keliya.

 

 

Share.
Leave A Reply