• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
Qaran24 | Somali News – latest Update in Somalia & Quick News
  • Home
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
Categories
  • Authors
  • Awdal State
  • Business
  • Galmudug
  • Hirshabelle
  • legal opinion
  • News English
  • Opinion
  • Puntland
  • Somalia
  • Somaliland
  • SSC Khaatumo
  • Warka
X (Twitter)
X (Twitter)
Qaran24 | Somali News – latest Update in Somalia & Quick News
  • Home
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
Tuesday, December 23
Qaran24 | Somali News – latest Update in Somalia & Quick News
  • Home
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Authors
  • About us
  • Contact Us
qaran24.com » Warka » Al-Shabaab Oo Weerar Ismiidaamin Ah Ku Qaaday Ciidanka Ku Sugnaa Magaalada Ceeldheer, Galgaduud
Warka

Al-Shabaab Oo Weerar Ismiidaamin Ah Ku Qaaday Ciidanka Ku Sugnaa Magaalada Ceeldheer, Galgaduud

Qaran24By Qaran248 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
somali news
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Kooxda Khawaarijta Al-Shabaab ayaa saaka weerar ismiidaamin ah ku soo qaaday ciidanka ku sugnaa magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, Soomaaliya. Weerarka ayaa ka koobnaa afar kooxood oo ismiidaamiyeyaal ah, kuwaas oo isku ekaysiiyey reer guuraa xoolahooda iyo carruurtooda wadata, sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka dowladda.

Ciidanka qaar ayaa ku jiray tukashada salaadda subax markii askarigii waardiyaha amray in dadkii xoolaha watay dhinac maraan ciidanka. Laakiin mid ka mid ah kooxdii ismiidaamiyeyaasha ayaa halkaas isku qarxiyey, taas oo dhalisay in qaraxyo kale iyo rasaas goos ah ay bilowdaan.

Ciidanka oo hore ugu diyaar garoobay khiyaamooyinka khawaarijta ayaa si dhaqso leh uga jawaabay weerarka, iyaga oo toogtay dhammaan kooxdii weerarka soo qaaday. Al-Shabaab waxay weerarro nuucan oo kale ah hore uga geysan jireen magaalada Muqdisho, hase yeeshee markii dambe la soo afjaray kooxihii magaaladaasi ka hawlgeli jiray.

Weerarka maanta lagu qaaday Ceeldheer ayaa ka duwan kuwii hore ee Al-Shabaab, maadaama aanay markan soo wadan ciidan aad u badan oo cagta mariya ciidanka iyo xeryahooda. Halkii ay ka geysan lahaayeen weerar toos ah, waxay adeegsadeen ismiidaamiyayaal weeraray xarumaha ciidanka dowladda.

Al-Shabaab Oo Weerar Ismiidaamin Ah Ku Qaaday Ciidanka Ku Sugnaa Magaalada Ceeldheer Galgaduud
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
Previous ArticleSomaaliya oo Markii ugu Horeysay ka Qeybgashay Shir Madaxeedka Bulshada Bariga Afrika 
Next Article Faa’iidooyinka laga heli karo Xubinnimada Golaha Ammaanka.
Qaran24
  • Website

Related Posts

Sida Loo Cusboonaysiiyo iPhone-kaaga ( ama loo Update gareeyaa) Tilaabo Tilaabo

Sida Loo Cusboonaysiiyo iPhone-kaaga ( ama loo Update gareeyaa) Tilaabo Tilaabo

23 December 2025
Sida Loo Raadiyo ama Loogu Raad-raaco hadii Taleefanka Samsung Uu kaa Lumo

Sida Loo Raadiyo Taleefanka Samsung Haddii Uu Kaa Lumo ama La Xado

22 December 2025
Gaajo Qaran - Saddex Jid oo Soomaaliya Looga Badbaadin Karo Burbur Aamusnaan ah

Gaajo Qaran – Saddex Jid oo Soomaaliya Looga Badbaadin Karo Burbur Aamusnaan ah

20 December 2025
Sida Ugu Fudud Ee Loo Soo Celiyo ICloud Haddii Password La Ilaawo ama lagaa xado Taleefoonkaaga

Sida Ugu Fudud Ee Loo Soo Celiyo ICloud Haddii Password La Ilaawo ama lagaa xado Taleefoonkaaga 

19 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Don't Miss
Sida Loo Cusboonaysiiyo iPhone-kaaga ( ama loo Update gareeyaa) Tilaabo Tilaabo Warka

Sida Loo Cusboonaysiiyo iPhone-kaaga ( ama loo Update gareeyaa) Tilaabo Tilaabo

By Osman Omar23 December 20250

Cusboonaysiinta iPhone-ka (iOS Update) waa arrin muhiim u ah amniga, xawaaraha, iyo shaqada guud ee…

Somali National Army Liberates Key Areas in Lower Shabelle in Major Blow to Al-Shabaab

Somali National Army Liberates Key Areas in Lower Shabelle in Major Blow to Al-Shabaab

23 December 2025
Sida Loo Raadiyo ama Loogu Raad-raaco hadii Taleefanka Samsung Uu kaa Lumo

Sida Loo Raadiyo Taleefanka Samsung Haddii Uu Kaa Lumo ama La Xado

22 December 2025
Gaajo Qaran - Saddex Jid oo Soomaaliya Looga Badbaadin Karo Burbur Aamusnaan ah

Gaajo Qaran – Saddex Jid oo Soomaaliya Looga Badbaadin Karo Burbur Aamusnaan ah

20 December 2025
Sida Ugu Fudud Ee Loo Soo Celiyo ICloud Haddii Password La Ilaawo ama lagaa xado Taleefoonkaaga

Sida Ugu Fudud Ee Loo Soo Celiyo ICloud Haddii Password La Ilaawo ama lagaa xado Taleefoonkaaga 

19 December 2025
  • Facebook
  • Twitter
  • Pinterest
  • Instagram
  • YouTube
  • Vimeo
About Us
About Us

Qaran24 is is a reputable news website dedicated to providing accurate and timely information to its readers

Email Us: info@qaran24.com
Contact: +252-710000789

Facebook X (Twitter) Instagram YouTube TikTok
Titles
  • Authors
  • Awdal State
  • Business
  • Galmudug
  • Hirshabelle
  • legal opinion
  • News English
  • Opinion
  • Puntland
  • Somalia
  • Somaliland
  • SSC Khaatumo
  • Warka
Recent Post
  • Sida Loo Cusboonaysiiyo iPhone-kaaga ( ama loo Update gareeyaa) Tilaabo Tilaabo
  • Somali National Army Liberates Key Areas in Lower Shabelle in Major Blow to Al-Shabaab
  • Sida Loo Raadiyo Taleefanka Samsung Haddii Uu Kaa Lumo ama La Xado
  • The Shockwaves of a Hypothetical Deal-Somaliland Accepted to Receive 2,200 Palestinian Israeli Intelligence Informers
  • Gaajo Qaran – Saddex Jid oo Soomaaliya Looga Badbaadin Karo Burbur Aamusnaan ah
X (Twitter)
  • Home
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
© 2025 ThemeSphere. Designed by Abdikarin Dahir.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.