• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Raiisal wasare Xamse oo la kulmay Boqor Burhaan.
Warka

Raiisal wasare Xamse oo la kulmay Boqor Burhaan.

Qaran24By Qaran2429 June 2024Updated:29 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Boqor Burhaan
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Raiisal wasaare Xamse ayaa maanta ku booqday hoyga uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho Boqor Burhaan Boqor Muuse, waxayna ka wada hadleen sidii ay hoggaamiyeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed u xoojin lahaayeen kaalintooda ku aaddan nabadda iyo xallinta khilaafaadka u dhexeeya bulshada.

Waxaan ku bogaadinayaa Dhaqanka Soomaaliyeed kaalinta muhiim ka ah ee ay ka qaadanayaan nabadda iyo dejinta dagaallada u dhexeeya qaar kamid ah beelaha, si shacabka Soomaaliyeed ay u gaaraan nabad iyo horumar waara.

Xukuumadda Dan Qaran waxa ay mar walba u taagan tahay sidii hoggaamiyeyaasha dhaqanka loogu taageeri lahaa doorkooda ku qotoma midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.

Boqor Burhaan

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.