• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Ciidanka Xoogga ayaa howlgal lagu Ciribtirayo Ashabaab ka sameeyay dhulka howdka Bood iyo Budbud ee gobolka Galgaduud.
Warka

Ciidanka Xoogga ayaa howlgal lagu Ciribtirayo Ashabaab ka sameeyay dhulka howdka Bood iyo Budbud ee gobolka Galgaduud.

Qaran24By Qaran249 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Ciidanka Xoogga
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Ciidanka Xoogga ayaa howlgal lagu Ciribtirayo Ashabaab ka sameeyay dhulka howdka Bood iyo Budbud ee gobolka Galgaduud.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 26-aad ee Cali Bin Abii Daalib iyo dadka deegaanka ayaa howlgal lagu Ciribtirayo Khawaarijta ka sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Bood iyo Budbud ee gobolka Galgaduud.

Howlgalka ay sida wadajirka uga fuliyeen dhulka howdka ah, Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa ahaa mid looga hortegayay dhagarta khawaarijta si aysan dhibaato ugu geysan shacabka ku nool deegaanadaas.
Taliyaha Guutada 26-aad ee Cali Bin Abii Daalib G/dhexe Cabdiraxmaan Salaad Xujaale oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijiyay in howlgalka lagu bar-tilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo isku uruursanayay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Bood iyo Budbud ee gobolka Galgaduud,islamarkaana ay weli Ciidanku ku raad-joogaan firxadka nabadiidka..
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.