• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Madaxwayne hassan ayaa gaaray Tuulada Wargaadhi ee Gobolka Shabeelada dhexe
Warka

Madaxwayne hassan ayaa gaaray Tuulada Wargaadhi ee Gobolka Shabeelada dhexe

Qaran24By Qaran242 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Madaxwayne hassan ayaa gaaray Tuulada Wargaadhi
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Madaxwayne hassan ayaa gaaray Tuulada Wargaadhi ee Gobolka Shabeelada dhexe. oo ah Saldhigga Mellitari ee ugu wayn Gobolka Shabeelada dhexe ee Ciidanka Xogga Dalka.

sidoo kale Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh ayaa 33 sano kadib maanta diyaarad dagaal oo ay leedahay Soomaaliya isla markaana uu wado Sarkaal Baylood ah kana tirsan Ciidanka Cirka XDS laguna Magacaabo Pilot Captan Maxamed Xaashi ku tagay Magaalada wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Safarka Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohamud ee Wargaadhi ku gaaray waxuu salka ku haayaa dib in loo bilaabo Dardar galinta Dagaalka Wajiga 2aad ee ka dhanka ah AS.

War ka soo Baxay Wasaarada Warfaafinta ayaa lagu Yidhi” Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu kulamo gaar ah kula leeyahay saraakiisha CXD ee dagaalka kula jira Khawaarijta.

 Madaxwayne hassan Sheikh ayaa gaaray Tuulada Wargaadhi ee Gobolka Shabeelada dhexe.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal ah oo ay dowladdu kula jirto AS.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.