• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Puntland » Dagaal Beeleed ka socda Maalintii labaad Galbeedka Gobolka Mudug.
Puntland

Dagaal Beeleed ka socda Maalintii labaad Galbeedka Gobolka Mudug.

Qaran24By Qaran2424 June 2024Updated:9 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Dagaal Beeleed ka socda Maalintii labaad Galbeedka Gobolka Mudug.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dagaal Beeleed ka socda Maalintii labaad Galbeedka Gobolka Mudug.

Dagaal beeleed xooggan ayaa maalintii labaad ka socda galbeedka gobolka Mudug gaar ahaanna degaanka lagu magacaabo Jiicboor.

Dagaalka oo shalay bilowday ayaa u dhexeeya laba maleeshiyaad beelood oo ka soo kala jeeda degaannada Bandiiradley iyo Galdogob ee gobolka Mudug.

Ugu yaraan 10 ruux oo dhinacyadii dagaallamay ah ayaa ku dhintay dagaalkaasi in ka badan 20 kalena waa ku dhaawacmeen sida ay wararku sheegayaan.

Sidoo kale waxa socda dadaalo ku aaddan sidii loo damin lahaa colaadda labada beelood taasi oo ay wadaan waxgarad iyo mas’uuliyiin kala duwan oo labada dhinac ah.

Dhinaca kale guddoomiyayayaasha gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in awood ciidan loo adeegsandoono joojinta colaadda labada dhinac.

Waxay sheegeen in si degdeg ah ciidamo isku dhaf ah loogu diridoono halka ay colaaddu ka socoto.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Why Is Piracy Re-Emerging off Puntland’s Coast?

19 August 2026

The African Union mission in Somalia cannot have it both ways

18 March 2026

Sidee ku Sugi Kartaa Ammaanka TikTok Account-kaaga? Haddii Password Lagaa Xado, Sidee Ku Soo Celin Kartaa? (Tallaabo-Tallaabo)

14 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.