• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Puntland » Duqa Degmada Garoowe oo Buunddo Cusub Dhagax Dhigay
Puntland

Duqa Degmada Garoowe oo Buunddo Cusub Dhagax Dhigay

Qaran24By Qaran2424 June 2024Updated:9 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Duqa Degmada Garoowe oo Buunddo Cusub Dhagax Dhigay
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Duqa Degmada Garoowe oo Buunddo Cusub Dhagax Dhigay

Guddoomiyaha degmada Garowe, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud (Geedi) oo ay waheliyaan Xoghayaha dowladda Hoose degmada Garowe Maxamuud Cali gurey iyo Masuuliyiinta ka socotay Shirkadda TTN ayaa maanta dhagax dhigay buundo cusub oo la saarayo waddada Laan- Cali Firin, sidoo kale dayactir lagu sameynayo waddada NECSOM.

Ujeeddada dhismaha buundooyinkan ayaa ah in qulqulka biyaha roobka loo sameeyo meelo ay ka baxaan, si aanay dhibaato ugu geysan laamiga. Waxaa mashruucaan iska kaashanaya dowladda Hoose Garowe iyo shirkadda TTN.

Qaran24

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Why Is Piracy Re-Emerging off Puntland’s Coast?

19 August 2026

The African Union mission in Somalia cannot have it both ways

18 March 2026

Sidee ku Sugi Kartaa Ammaanka TikTok Account-kaaga? Haddii Password Lagaa Xado, Sidee Ku Soo Celin Kartaa? (Tallaabo-Tallaabo)

14 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.