• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Puntland » Dowlad Gobeledka Puntland ayaa isu diyaarinaysa in ay Kal-fadhiga  Baarlamaanka ka ansixiso heshiiska wareejinta dekedda Garacad
Puntland

Dowlad Gobeledka Puntland ayaa isu diyaarinaysa in ay Kal-fadhiga  Baarlamaanka ka ansixiso heshiiska wareejinta dekedda Garacad

Qaran24By Qaran2424 June 2024Updated:9 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Dowlad Gobeledka Puntland ayaa isu diyaarinaysa in ay Kal-fadhiga  Baarlamaanka ka ansixiso heshiiska wareejinta dekedda Garacad
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dowlad Gobeledka Puntland ayaa isu diyaarinaysa in ay Kal-fadhiga  Baarlamaanka ka ansixiso heshiiska wareejinta dekedda Garacad oo uu todobaadkan Dubai ku saxiixi doono madaxweyne Deni.

Shirkad lagu magacaabo Abu Dhabi Ports Company oo hoos tagta DP World ayuu madaxweyne Deni si buuxda ugu wareejin doonaa guud ahaan maamulka dekedda Garacad ee gobolka Mudug oo markii hore lagu dhisay isku tashi bulsho.

Siciid Deni ayaa saxiixa heshiiskaasi ku qaadan doona lacag dhan $20 milyan oo lagu magacaabo “Signing bonus” sida ay tilmaamayaan macluumaad kala duwan oo aan ka helay ilo wareedyo madax-bannaan.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Why Is Piracy Re-Emerging off Puntland’s Coast?

19 August 2026

The African Union mission in Somalia cannot have it both ways

18 March 2026

Sidee ku Sugi Kartaa Ammaanka TikTok Account-kaaga? Haddii Password Lagaa Xado, Sidee Ku Soo Celin Kartaa? (Tallaabo-Tallaabo)

14 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.