• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Deg Deg. Waxaa Geeriyooday Prof. Jawaari
Warka

Deg Deg. Waxaa Geeriyooday Prof. Jawaari

Qaran24By Qaran2428 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Deg Deg. Waxaa Geeriyooday Prof. Jawaari
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Alle ha unaxariistee waxaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Geerida Guddoomiye Jawaari waxaa Warbaahinta u xaqiiiiyey qaar kamid ah eheladiisa, waxaana la sheegay in Jawaari muddooyinkii dambe uu xanuunsanaa xanuunkaasna uu u geeriyooday.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku geeriyooday da’da 79-sano jir, wuxuuna laba mar soo noqday Guddoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kalena wuxuu soo qabtay xilal kala duwan, Isaga oo kamid ahaa ruugcadayaasha Siyaasadda Soomaaliya iyo aqoonyahanka waa weyn ee Dalka Soomaaliya.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.