• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Cali Balcad oo xil cusub loo Magacaabay – Maxaa ka jira in ay iskudhaceen Wasiir Fiqi?
Warka

Cali Balcad oo xil cusub loo Magacaabay – Maxaa ka jira in ay iskudhaceen Wasiir Fiqi?

Qaran24By Qaran2428 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Cali Balcad oo xil cusub loo Magacaabay - Maxaa ka jira in ay iskudhaceen Wasiir Fiqi?
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Cali Balcad ayaa loo magacaabay u qeybsanaha arrimaha xiriirka bulshada bariga Afrika oo Soomaaliya si rasmi ah ay ugu biirtay daba-yaaqada sanadkii dhammaaday.

Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa dikreetada uu ku magacaabay Cali Balcad ku sheegay in xilka loo magacaabay wasiiru-dowlaha uu muhiim u yahay Soomaaliya. Sidoo kale, Xamza ayaa warqadda magacaabidda ku sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu kala tashaday.

Dikreetadaan laguma cadeyn in Cali Balcad uu sii ahaan doono wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo in xilkaas laga qaaday toona.

Balcad ayaa muddo kusime ka ahaa wasaaradda arrimaha dibadda intii aan loo magacaabin wasiir Axmed Macalin Fiqi, hada warar soo baxaya waxay sheegayaan inay isku dhaceen Fiqi.

Sidoo kale Cali Balcad wuxuu saaxiib dhow la yahay madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kale Cali Balcad ayaa awood badan ku lahaa wasaaradda markii uu joogay Wasiirkii hore Abshir Haruuse.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.