• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay kulan hordhac ah ka yeesheen joojinta dagaal beeleedka
Warka

Mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay kulan hordhac ah ka yeesheen joojinta dagaal beeleedka

Qaran24By Qaran2428 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Mas'uuliyiin ka tirsan labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay kulan hordhac ah ka yeesheen joojinta dagaal beeleedka
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay kulan hordhac ah ka yeesheen joojinta dagaal beeleedka khasaaraha xooggan sababay ee ka dhacay galbeedka Mudug.

Kulanka ayay mas’uuliyiinta labada dhinac ku go’aamiyeen qodoba hordhac ah oo lagu baajinayo in uu sii socdo dagaalka beelaha ku diriray galbeedka gobolka Mudug.

Go’aannada ka soo baxay kulanka ayaa waxa u horreeya in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo xabbadda islamarkaana labada maamul ee Puntland iyo Galmudug xaqiijiyaan hirgelinta xabbad-joojintaasi.

Waxaa sidoo kale la go’aamiyay in mas’uuliyiinta labada maamul ay si wadajir ah ugu baxaan aagagga maleeshiyaadku isku hor fadhiyaan si loo kala raro.

Ugu danbayn in dib loo bilaabo wadahalladii islamarkaana sida ugu dhakhsaha badan loo fidiyo gogol nabddeed oo la isugu keeno dhinacyada colaaddu dhextaal.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.