• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » “Diyaarado U Socday Baydhabo Oo Lagu Celiyay Garoonka Aadan Cadde.
Warka

“Diyaarado U Socday Baydhabo Oo Lagu Celiyay Garoonka Aadan Cadde.

"Diyaarado U Socday Baydhabo Oo Lagu Celiyay Garoonka Aadan Cadde.
Qaran24By Qaran2417 September 2024Updated:29 December 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
"Diyaarado U Socday Baydhabo Oo Lagu Celiyay Garoonka Aadan Cadde.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
“Diyaarado U Socday Baydhabo Oo Lagu Celiyay Garoonka Aadan Cadde.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in diyaarado Saakay u socday Baydhabo lagu celiyay Garoonka Aadan Cadde, hayeeshee lama sheegin sababta arrintaas ka dambaysa.

Diyaaradaha ayaa la sheegay in ay qaadi rabeen Dad Shacab ah kuwaas oo Garoonka Aadan Cadde ku xarooday Xilli hore hayeeshee amar ay bixiyeen laamaha Ammaanka ayaa lagu joojiyo Diyaaradahaas in ay Baydhabo tagaan.

Dad kala duwan ayaa arrintaan u aaneenaya khilaafka Koofur galbeed iyo Villa Soomaaliya oo gaaray heerka ugu sareeyay, sababtaasne ay keentay joojinta diyaaradahaan.

Lama sheegin in diyaaradahaan ay raaci rabeen masuuliyiin koofur galbeed ka tirsan balse ilo kala duwan ayaa sheegay in Dad Shacab ah ay ubadanyihii Rakaabka raaci lahaa Diyaaradaha loo diiday in ay Baydhabo tagaan.

Ma jiro war ka soo baxay laamaha Ammaanka iyo Maamulka Garoonka Aadan Cadde ee looga hadlay dhacdadaan.

Hayeeshee Maamulka Koofur Galbeed oo arrintaan ka hadlayne ay sheegeen in aan loo dulqaadan karin in Shacab Baydhabo u socday lagu ihaanaysto Garoonka Aadan Cadde ayna soo wadaan War weyn sida ay hadalka u dhigeen.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Loo Joojin Maayo: Somali Patriots Back Hassan Sheik Mohamud and Somalia’s Reconstruction

12 October 2026

What Is Behind Sheikh Sharif’s Security Warning? Qaran24 Speaks With More Than 10 Mogadishu Security Officials

11 October 2026

Maxaa Ka Jira Digniinta Sheekh Shariif? Qaran24 oo La Hadlay In Ka Badan 10 Sarkaal oo Amniga Muqdisho Ka Tirsan

11 October 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.