• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Dowladda Soomaaliya ayaa dib u fasaxday diyaaradaha Saakay lagu celiyay Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo Baydhabo u socday.
Warka

Dowladda Soomaaliya ayaa dib u fasaxday diyaaradaha Saakay lagu celiyay Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo Baydhabo u socday.

Qaran24By Qaran2417 September 2024Updated:28 December 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u fasaxday diyaaradaha Saakay layg celiyay Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo Baydhabo u socday.
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u fasaxday diyaaradaha Saakay layg celiyay Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo Baydhabo u socday.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dowladda Soomaaliya ayaa dib u fasaxday diyaaradaha Saakay layg celiyay Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo Baydhabo u socday.

Diyaaradahaan oo laba gaarayay ayaa la sheegay in daqiiqado ka hor la fasaxay kaddib in muddo ah oo ay ku xayirnaayeen Garoonka Aadan Cadde.

Maareeyaha Duulimaadyada Rayidka ah ayaa innoo sheegay in aysan jirin Diyaarado Baydhabo laga celiyay islamarkaana Shaqada Garoonka ay usocoto si caadi ah.

Inkastoo Dad kamid ah Rakaabka Saakay Diyaaradahooda in muddo ah la xayiray ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in xayiraad ay Dowladda saartay tagistooda Baydhabo.

Dowladda Soomaaliya ayaa dib u fasaxday diyaaradaha Saakay layu celiyay Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo Baydhabo u socday.
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.