• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Puntland » Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda dowladda
Puntland

Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda dowladda

Qaran24By Qaran242 July 2024Updated:9 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee Lixda bilood ee ka harsan sannadkan 2024.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa lagu sheegay in Baarlamanku maanta ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee Lixda bilood ee July ilaa December.

Miisaaniyadda Lixda bilood ee uu ansixiyay Baarlamaanka ayaa dhan $207, 009, 112 (Labo boqol iyo todoba milyan, sagaal kun, boqol labo iyo toban Dollar) siday sheegtay wasaaradda Maaliyadda.

Miisaaniyadda ay maanta Golahu ansixiyeen ayaa dhan $207, 009, 112 (Labo boqol iyo todoba milyan, sagaal kun, boqol labo iyo toban Dollar)” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa dhawaan horgeysay golaha Wakiilada Miisaniyadda Lixda bilood ee (July-December) 2024 taasi oo akhris dheer iyo doodo dibna golahu ay an‍sixiyeen.

 

 

Shirkadda Wadaagsan oo ka hadashay qorshaha shirkadda Imaaraatiga ah loogu wareejinayo dekedda Garacad 

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Why Is Piracy Re-Emerging off Puntland’s Coast?

19 August 2026

The African Union mission in Somalia cannot have it both ways

18 March 2026

Sidee ku Sugi Kartaa Ammaanka TikTok Account-kaaga? Haddii Password Lagaa Xado, Sidee Ku Soo Celin Kartaa? (Tallaabo-Tallaabo)

14 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.