• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Iskaashiga 1
Warka

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Iskaashiga 1

Qaran24By Qaran2415 July 2024Updated:16 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Iskaashiga
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo madax kale oo ka

tirsan SoDMA ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Iskaashiga iyo wadashaqeeynta fog ay Hay’addu la leedahay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee qaramada Midoobay.

La-taliyaasha iyo howlwadeennada hay’adda ayaa warbixin dhammeestiran kuna aaddan aragtida fog ee hay’adda SoDMA la wadaagay madaxda WFP ee uu hogaaminayay Md. El-Khidir Daloum oo ah Madaxda WFP ee Somalia.

Sidoo kale hay’adda WFP ayaa iyadana shirka la wadaagtay qorshayaasha fog ee WFP xafiiskeeda Soomaaliya, iyadoo diiradda la saaray xoojinta xiriirka wanaagsan ee labada hay’addod, si qoota dheerna looga hadlay sidii loo xaqiijin lahaa in lala dagaallamo leexsashada gargaarka bini’aadannimo iyo hubinta in gargaarku gaaro dadka tabaaleysan ee lagu talagalay si hufan isla-markaana waqtiyeysan.

Ugu danbeeyn: Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa ka mahad-celiyay wada shaqeeynta dhow ee ka dhaxeysa SoDMA iyo WFP Iyo guulihii taariikhiga ahaa ee la wada gaaray oo ay ka mid tahay; hormarinta iyo diyaarinta qorshaha istiraatiijiyadda shanta sano ee soo socota ee hay’adda SoDMA yeelatay iyo mashaariicda kale ee la xiriirta kor u qaadidda awoodaha hay’adda.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.