• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
Categories
  • Authors
  • Awdal State
  • Business
  • Galmudug
  • Hirshabelle
  • legal opinion
  • Mogadishu
  • News English
  • Opinion
  • Puntland
  • Somalia
  • Somaliland
  • SSC Khaatumo
  • Warka
X (Twitter) Facebook
X (Twitter)
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
Saturday, August 15
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Home
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Authors
  • About us
  • Contact Us
qaran24.com » Warka » Madaxweyne Dr Xasan Sheekh: Dastuurka Baarlamaan baa Go’aamiya, Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Hore Waa Talo oo Kaliya.
Warka

Madaxweyne Dr Xasan Sheekh: Dastuurka Baarlamaan baa Go’aamiya, Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Hore Waa Talo oo Kaliya.

Madaxweyne Dr Xasan Sheekh: Dastuurka Baarlamaan baa Go’aamiya, Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Hore Waa Talo oo Kaliya.
Abdullahi M Hassan (Abdullahi Yabarow)By Abdullahi M Hassan (Abdullahi Yabarow)6 June 2025No Comments3 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
Dhiig-joojintii Qaranka- Isbeddelkii Siyaasadeed ee Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud
Dhiig-joojintii Qaranka- Isbeddelkii Siyaasadeed ee Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah casuumaad ugu fidiyey Madaxweynayaashii hore, Ra’iisul Wasaareyaal, Wasiirro Xigeenno, Guddoomiyayaal hore, iyo hoggaamiyayaashii hore ee Dowlad-Goboleedyada, si ay uga qaybgalaan kulan sare oo wadatashi ah oo la qaban doono 15-ka Juun 2025.

Sida lagu caddeeyey war-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, kulankan wuxuu qayb ka yahay geeddi-socod qaran oo lagu dhisayo wadashaqeyn siyaasadeed iyo xoojinta midnimada qaranka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo arrimaha muhiimka ah sida:

• La dagaallanka Khawaarijta Al-Shabaab,
• Dhameystirka dib-u-eegista Dastuurka,
• Diyaarinta doorashooyinka heer federaal iyo heer deegaan.

Madaxweynaha oo muujinaya sida ay uga go’an tahay dhageysiga qeybaha kala duwan ee bulshada, ayaa wadahadallo miro-dhal ah la yeeshay madaxda Ururada Siyaasadda ee la diiwaangeliyey, xubno ka tirsan bulshada rayidka ah, iyo siyaasiyiin xilal muhiim ah kasoo qabtay dalka

Kulanka hoggaamiyeyaasha hore ayaa ah la-talin iyo aragti-isweydaarsi, lamana siinayo awood sharci-dejin ah. Sida ku xusan war-saxaafadeedka, doorkooda ayaa ah in la helo waayo-aragnimo iyo aragti wax-ku-ool.

Sidoo kale, kulanka ayaa loo arkaa fursad muhiim ah oo lagu mideynayo dhammaan qaybaha siyaasadeed ee dalka si wadajir ah loogu wajaho halista amni ee Al-Shabaab. Hoggaamiyayaasha hore ayaa leh waayo-aragnimo siyaasadeed iyo mid hoggaamineed oo waqti adag oo dalku soo maray, taasoo la filayo inay wax tar u yeelato qorsheyaasha amniga iyo mideynta qaran.

ANALYSIS: Why One Person, One Vote Could Save #Somalia from Corruption and Chaos by@siigaale1

A democratic system based on “one person, one vote” changes this equation. It builds a government that draws legitimacy from the people — not from clan power or foreign sponsorship.… pic.twitter.com/UrWGdwDoTp

— HornPulse (@hornpulsemedia) June 5, 2025

Si kastaba ha ahaatee, khubaro sharci ayaa xusay in kulanka 15-ka Juun uusan wax sharci ah dhalin karin, sidoo kalena aanay suurtagal ahayn in Dasturka dalka wax laga bedeli karin ama lagu kordhin karin . Dastuurka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliyawuxuu si cad u qeexayaa in:

• Baarlamaanka Federaalka kaliya ayaa leh awood sharci-dejin (Qodobka 55(2)),

• Wax ka beddelka Dastuurka uu maro hab sharciyeed oo ku qeexan Qodobada 132 illaa 135, oo u baahan ansixinta labada Gole ee Baarlamaanka (Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka) si laba-meelood meel ah.

Khabiir sharci ayaa yiri:

“Kulanka hoggaamiyayaasha hore waa mid siyaasadeed iyo talo-bixin ah; lagamana dhaxlayo wax go’aan sharci ah. Awoodda sharci ee go’aan ka gaarista Dastuurka iyo doorashooyinka waxay u gaar tahay Golaha Wadatashiga iyo Baarlamaanka.”

“Kulanka hoggaamiyayaasha hore laguma soo qaadayo, lagamana doodayo afarta cutub ee Dastuurka, kuwaasoo horey u ansixiyey Baarlamaanka Federaalka kadibna uu saxiixay Madaxweynaha. Waa arrin sharci ahaan dhammaatay oo marxalad cusub galay.”

Kadib kulankaas, Madaxweynaha ayaa isugu yeeri doona Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ka kooban madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada, si ay uga arrinsadaan talooyinka kasoo baxay wadatashiyada. Kulankaas oo lagu wado in uu dhaco 22-ka Juun 2025, ayaa noqon doona goobta rasmiga ah ee go’aamada laga gaarayo. Natiijooyinka waxaa kadib loo gudbin doonaa Baarlamaanka Federaalka si loo qaato talaabo sharciyeed haddii loo baahdo wax-ka-beddel Dastuur ama sharci kale.

Geeddi-socodkan oo dhan wuxuu muujinayaa laba qodob oo aasaasi ah:
1. In la qabto wadatashi qaran oo sal ballaaran leh,
2. In la adkeeyo sharafta iyo madax-bannaanida hay’adaha dastuuriga ah, iyadoo la ilaalinayo sharciyadda iyo hab-raaca dimoqraadiyadeed ee Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale muujiyey sida ay uga go’an tahay in horumarka dalka uu noqdo mid Soomaali hoggaaminayso, Soomaali leedahay, kuna saleysan dastuurka iyo hay’adaha qaran ee sharciyeysan.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
Previous ArticleMadasha Samatabixinta Malahan Sharciyad Ay Kaga Qaybqaadato Hagidda Gogosha Qaran
Next Article 15 Years in the Fight, and a New Chapter Begins in Somalia
Abdullahi M Hassan (Abdullahi Yabarow)
  • X (Twitter)

Abdullahi M Hassan ( Abdullahi Yabarow), Legal Researcher, Co-founder and Director of the Federal Dialogue, the National Unity Programme, and the Legal Office at Mowlac Forum, a Somali-based research organisation. He holds a Master of Laws (LLM) and is a legal researcher, political scholar, and international legal advisor. His expertise includes public international law, human rights law, and federal dialogue processes, focusing on legal reform, governance, and state-building in post-conflict and transitional contexts. Abdullahi remains dedicated to advancing inclusive governance, legal development, and the rule of law through research, advocacy, and strategic legal counsel at national and international levels.

Related Posts

Inclusivity must protect citizens' right to participate, not give every boycotting politician the power to halt the country.

Somalia Cannot Build Democracy Around the Veto of Absence.

9 August 2026
Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
From Affordable Device to Security Threat: How Compromised Laptops Could Endanger Somalia

Laptop  Raqiis ah oo Noqon Kara Khatar Amn- Sida Laptop La Waxyeelleeyey uu Soomaaliya Halis u Gelin Karo

31 July 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Don't Miss
Omar Artan: The Night Somalia’s Name Took Center Stage in Europe News English
Updated:12 August 20263 Mins Read

Omar Artan: The Night Somalia’s Name Took Center Stage in Europe

By Osman Omar12 August 202603 Mins Read

By Osman Omar On August 12, 2026, something special happened for Somalis watching football around…

Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament- check it His Record and the Leadership Ahead

Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament — check it—his Record and the Leadership Ahead. MOGADISHU

10 August 2026
Inclusivity must protect citizens' right to participate, not give every boycotting politician the power to halt the country.

Somalia Cannot Build Democracy Around the Veto of Absence.

9 August 2026
Before You Try to Reshape Somalia, Understand the Somali People

Before You Try to Divide Somalia, First Understand the Somali People

8 August 2026
Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia

Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia

7 August 2026
  • Facebook
  • Twitter
  • Pinterest
  • Instagram
  • YouTube
  • Vimeo
About Us
About Us

Qaran24 is is a reputable news website dedicated to providing accurate and timely information to its readers

Email Us: info@qaran24.com
Contact: +252-710000789

Facebook X (Twitter) Instagram YouTube TikTok
Titles
  • Authors
  • Awdal State
  • Business
  • Galmudug
  • Hirshabelle
  • legal opinion
  • Mogadishu
  • News English
  • Opinion
  • Puntland
  • Somalia
  • Somaliland
  • SSC Khaatumo
  • Warka
Recent Post
  • Omar Artan: The Night Somalia’s Name Took Center Stage in Europe
  • Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament — check it—his Record and the Leadership Ahead. MOGADISHU
  • Somalia Cannot Build Democracy Around the Veto of Absence.
  • Before You Try to Divide Somalia, First Understand the Somali People
  • Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia
X (Twitter)
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
copyright @ 2024-2026. Qaran24. All rights reserved Designed by Abdikarin Dahir.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.