Dhuusamarreeb waxaa ka furmay shirka nabadeynta beelaha kasoo kala jeeda Cabudwaaq iyo Xeraale. Waxaana furay Madaxwynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.
Intaas kaddib labada dhinac ayaa si buuxda u aqbalay gogosha nabadeed ee Galmudug fidisay.
Dhexdhexaadinta labada dhinac ayaa loo saray culumo ay ku hishiiyeen iney dhexdhexaadiyaan, waxaana korjoogteynaya Madaxda Galmudug.